Skip to playerSkip to main contentSkip to footer
  • 2/26/2018
Qubanaha Maanta Feb 25, 2018, waxa qodobada ku jira ka mid ah, AMISOM oo baaraysa is-rasaaseyn dhexmartay cidankooda iyo ciidanka dowladda; Aabe Soomaali ah oo ka sheekeynaya rafaadkii uu Libya kala kulmay oo ay ku jirto kufsi loo geystay xaaskiisa iyo qodobo kale. Daawo oo la wadaag asxaabta.

Recommended